Maxkamadda sare ee Somaliland oo dhagaysanaysa dacwadda xisbiga UCID
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maxkamadda sare ee Somaliland oo dhagaysanaysa dacwadda xisbiga UCID

Maxkamada sare ee Somaliland ayaa maanta bilowday dhegeysiga racfaanka dacwada labada garab ee khilaafka xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID , garabka gudoomiye faysal Cali waraabe iyo garabka Murashax Jamaal Cali xuseen.

Weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayaa ka mid ahaa weriyeyaashii loo ogolaaday furitaanka dhegeysiga dacwadan ee xarunta maxkamada sare ee Hargeysa oo warbixintan nooga soo diray.