Geerida Goobaale maxay uga dhigan tahay Millatariga
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Geerida Goobaale maxay uga dhigan tahay Millatariga

Shalay ayaa qarax gaari lagu bartilmaameedsaday magaalada Muqdisho kolonyo uu la socday Jeneraal Maxamed Rooble Jimcaale Goobaale, ayadoo uu jeneraalku qaraxaas ku dhintay, kaas oo ka dhacay meel u dhow wasaaradda gaashaandhigga. Weerarkan ayaa yimid iyadoo uu dalku doorashooyin isu diyaarinayo.

Haddaba geerida Janaraal Goobaale maxay uga dhigan tahay milateriga Soomaaliya?

Su'aashaas iyo qaar kale ayu Cabdifataax Ibraahim Cagayare weydiiyey Cabdi-daahir Maxamed oo ka faallooda arrimaha ammaanka.