Ahmiyadda Dacwadda Badda Kenya iyo Soomaaliya
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ahmiyadda dacwadda soohdinta badda ee Kenya iyo Soomaaliya

Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ee fadhigeedu yahay magaalada Hague, ayaa maanta soo gabagabeysay dhageysi socday isbuuc oo ku saabsanaa diidmada horudhaca ah ee ay Kenya ka keentay dacwadda ay Soomaaliya maxkamaddaasi u gudbisay 2 sano ka hor.

Halkan ka daawo ahmiyadda murankaasi.