Kenya oo dhisaneyso khad tareen oo casri ah
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Kenya oo dhisaneyso khad tareen oo casri ah

Kenya ayaa dhisaneysa khadkii tareen ee ugu horreeyay muddo qarni ka badan. Balse durbaba caqabad ayaa la soo gudboonaatay. Halkan ka daawo warbixin arrintaasi ku saabsan oo uu soo jeedinayo Axmed Xaaji Xasan,