Daawo: Badqabka Weriyayaasha Soomaaliya
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Badqabka Weriyayaasha Soomaaliya

Magaalada Muqdisho waxaa tababar ku saabsan badqabka weriyaha loogu soo gabagabeeyay 30 suxufi oo ka howlgala magaalooyin dhawra oo ku yaalla Soomaaliya.

Suxfiyiintan ayaa la baray sida loo caawin karo qof dhaawac ah iyo sida si nabadda looga shaqayn karo meelaha ay colaaduhu ka jiraan.

Ibraahim Maxamed Aden ayaa ka waramaya.