Daaw: Tareenka Hindiya ee la dagaalamo kaneecada
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Tareenka Hindiya ee la dagaalamo kaneecada

Kaduudiyaha iyo duumada waa cudurro halis ah, wayna adagtahay la dagaalanka kaneecada oo gudbiso xanuunadaasi. Balse dalka Hindiya oo cudurradaasi ay dhawaan ka dillaaceen ayaa isticmaalaya tareen cusub si uu ula dagaallamo kaneecada. Faahfaahinta halkan ka daawo.