Culimada Gaalkacyo oo ku baaqaya in colaadda la joojiyo
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Culimada Gaalkacyo oo ku baaqaya in colaadda la joojiyo

Ayadoo uu shalay iyo dorraad dagaallo ay ka dheceen magaalada Gaalkacyo, ayaa qaar ka mid ah culimada gobolka Mudug, oo u arka dagaalka inuu yahay mid aysan dan ugu jirin dadka deegaanka, waxay codsadeen in la joojiyo.

Sheekh Maxamuud Yuusuf Muuse iyo Sheekh Muxudiin Sheekh Yuusuf Barre oo ka tirsan culimada Mudug ayuu Farah Lamaane dood gaaban u qabtay, wuxuuna marka hore weydiiyey Sheekh Maxamuud Yuusuf inuu uga warramo waxa ay ka culimo ahaan ka qabteen sidii dagaalka loo joojin lahaa.

Mowduucyada la xiriira