Hargeysa oo weli laga isticmaalo Type-ka
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dadka Hargeysa oo weli isticmaalo Type-ka

Type-ka oo beryihii hore loo isticmaali jiray qoraalka, laakiinse uu bedelay kombuterku ayaa meelo ka mid ah magaalada hargeysa weli lagu arkayaa. Dad la fadhiya banaan oo dadweynaha ugu garaacaya araajida iyo dacwadaha ayaa lagu arkaa Magaalada.

Weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayaa tegay maxkamadaha hortooda oo type-ka ku badanyahay wuxuuna nooga soo diray warbixintan.

Mowduucyada la xiriira