Dhageyso: Dadka kabarakacay dagaalka magaalada Gaalkacyo
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dhageyso: Dadka kabarakacay dagaalka magaalada Gaalkacyo

Hay'adda qaxootiga u qaabilsan Qaramada ee UNHCR ayaa waxa ay sheegeysaa in kumannaan kun oo qof ay ka qexeen magaalada Gaalkacyo kaddib dagaal halkaasi ka dhacay.

Inkastoo waanwaan ay socoto, hadana weli ciidamo ayaa la sheegayaa inay is hor fadhiyaan.

Shacabka barakacay waxay u qexeen daafaha magaalada oo ay dhibaatooyiin kala duwan ku wajahayaan. Awey Axmed Sardheeye waxa uu reerkiisa ka saaray magaalada asigoo kala baqaya in dhibaato uu dagaalka kasoo gaaro, Axmed Xaji Xasan ayuu u warramay.