Maxay Afrika u soo dhoofisaa digaag badan
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Maxay Afrika u soo dhoofsataa digaag badan?

Sanadkii 2016 waxaa lagu qiyaasayaa in 6 milyan ton oo digaag in lagu cunayo Afrika, laakiin intiisa badan ayaa la soo dhoofin doonaa.

BBC Africa ayaa eegaysa digaaga badan ee lagu cuno Afrika sababta aan loogu soo saarin qaarada.

Mowduucyada la xiriira