Waraysi: Nin timaha ku jari jiray hal shillin Kenya ah
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waraysi: Nin timaha ku jari jiray hal shillin Kenya ah

Cabdi Qaliif Sheekh oo ku magac dheer Cabdi Shilin waa oday caan ka ah magaalada Gaarisa.

Sanadii lixadmaadkii ayuu dadka timaha ugu jari jiray shilin lacagta Kenya ah.

Wayihiisii shaqo ayuu uga warramay weriyaheenna Waqooyi Bari Kenya, Bashkas Jugsoo dhacay, oo marka hore weeydiiyay sida uu shaqada ku billaabay.