Daawo: Doodii u damebysay ee Trump iyo Hillary dhexmartay
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Doodii u damebysay ee Trump iyo Hillary dhexmartay

Waxa ay ahayd dooddii ugu adkeyd uguna dambeysay ee dhxemarto Hillary Clinton iyo Donald Trump. Waxay ku bilaabantay in la isku qaylyo hadana waxay markii dambe isku rogtay is af-lagaadayn.