Goobaha waxbarashada Galkacyo oo xiran
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Goobaha waxbarashada ee Gaalkacyo oo xiran

Dagaalka magaalada Gaalkacyo ka socda tan iyo 7-dii Oktobar waxaa ku barakacay sida Qaramada Midoobay ay sheegtay dad ka badan 75 kun qof, oo ay ku jiraan dadkii ku noolaa xeryaha dadkii hore ugu barakacay dagaaladii sokeeye ee dalka.

Collaada waxa ay sababtay in waxbarashadii magaalada ay istaagtay oo ardaydii lala qaxay.

Ardaydaas waxaa ka mid ah Ahmed Abdi Xirsi, oo wax ka dhigta mid ka mid ah kuliyadaha magaalada Gaalkacyo oo BBC u waramay.