Is bedelka hanaanka waxbarashada Jubaland
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Tirada caruurta ka noqday Dhadhaab oo sameysay waxbarashada Jubaland

Ka dib markii boqollaal qoysas oo caruur badan wata ay ku nodeen Kismaayo, kuwaas oo ka tagay Dadaab, Iskuullada magaalada waxaa ku biiray ardey aad u badan.

Iskuullada qaar waxay xamili la'yihiin tirada caruurta oo aad u sii kordheysa.

Ardeyda cusub ayaa gelinka dambe loo furay iskuullada ka dib markii ay fursado ka waayeen fasallada subixii.

Weriyaha BBC-da, Bashkas Jug-soo dhacay oo Kismaayo ku sugan ayaa booqday iskuulka Kafaalo Academy Ganaane, wuxuuna wareystay maamulaha iskuulka Maxamed Xirsi Cabdullahi.........

Mowduucyada la xiriira