Warbixin ku saabsan shirweynaha xisbiga haya talada deegaanka Soomaalida
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Warbixin ku saabsan shirweynaha xisbiga haya talada deegaanka Soomaalida

Xisbiga haya talada dowlad deegaanka Soomalida Itoobiya ayaa shirweynihiisii weynaa sanadkan ku qabsaday duleedka magaalada Qabri-Dahar. Waxaa lagu doortay xubnaha golaha dhexe oo iska sii dhex dooran doona gudiga fulinta oo ah gudiga haga siyaasada dowlad-deegaanka Soomalida Itoobiya.

Shirweynahan xisbiga ayaa ku soo aadaya xili dalka Itoobiya uu ku jiro xaalad deg deg ah ka dib rabshado dalkaasi ka dhacay,

Warbixin arinkaasi la xiriirta waxaa soo jeedinaya Cabdirisaaq Xaaji Catoosh