Daawo wareysi ku saabsan siyaasadda Clinto ee soogalootiga
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo wareysi ku saabsan siyaasadda Clinton ee soogalootiga

Arrinta dadka soo galootiga ah ee dalka Mareykanka waxay ahayd mid ka mid ah arrimaha ay aadka ugu kala aragti duwan yihiin labada musharrax ee aqalka cad u tartamaya.

Hilary Clinton waxay dooneysaa in la kordhiyo qaabilaada dadka magangalya doonka ah ee ka soo baxsanaya goobaha colaada sida Suuirya.

Qareen Cabduwaaxid Cusmaan Qalile, waxa uu u doodaa dadka soo galootiga ah ee Mareykanka.

Waxa uu u waramay weriyaha BBC-da ee Mareykanka, Maxamed Xaji Xuseen Shiine.