Wadahadalada xabadjoojinta  Galkacyo
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wadahadalada Xabad joojinta Gaalkacyo oo socda

Xabad Joojin ayaa loogu baaqay dagaalada magaalada Gaalkacyo ka socday toddobaadyadii ugu danbeeyay, kadib kulan magaalada Boosaso ku dhexmaray madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamad Cali Gaas, iyo wakiilka gaarka ah ee xoghaya guud ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Michael Keating.

Wadahadalladaasi ayaa intii ay socdeen waxaa taleefanka lagula hadlay ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke iyo madaxweynaha Galmudug Cabdikarim Xuseen Guuleed, waxaana lagu balamay in Sabtida lagu kulmo magaalada Gaalkacyo.

Wariyaha BBCda Ibraahim Maxamad Aadan ayaa ka waramaya.