Trump maka siyaasad wanaagsanaan karaa madaxdii ka horeysay?
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Trump maka siyaasad wanaagsanaan karaa madaxdii ka horeysay?

Ayadoo dad badan oo Soomaali iyo Muslim kaleba ah ay walaac ka muujiyeen guusha Donald Trump uu ka gaaray doorashadii Mareykanka, ayaa haddana waxaa jira dad rumeysan in Trump siyaasadiisa ay ka wanagsanaan doonto madaxdii ka horeysay.

Dadkaasi waxaa ka mid ah Ustaad Maxamed Sheekh Cismaan oo ah asaasaha Jamacada RAF ee dalka Kenya.

Weriyaha BBC Bashir Maxamed Caato ayuu uga warramay waxa uu ka filayo madaxtinnimada Trump.