Wareysi: Maxay qabataa jaaliyadda Soomaalida Mombasa?
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wareysi: Maxay qabataa jaaliyadda Soomaalida Mombasa?

Soomaalida ku nool magaalada Mombasa ee dalka Kenya ayaa waxa ay leeyihiin jaaliyad ka shaqeysa danahooda.

Magaaladaasi ayaa marar badan oo hore waxaa ka dhacay weerarro khasaare geystay, waxaana booliska ay halkaa ka sameeyeen howlgalo dad ay Soomaali ka mid yihiin lagu qab qabtay.

Mahad Walaalow waa afhayeenka jaaliyadda Soomaalida ee Mombasa. Weriyaha BBC Axmed Xaji Xasan ayuu uga warramay xaaladda Soomaalida ku nool Mombasa.