Maxkamadda Minneapolis oo xukuntay dhallinyaro Soomaali ah
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maxkamadda Minneapolis oo xukuntay dhallinyaro Soomaali ah

Maxkabada dawlada dhexe ee wadanka Maraykanka ee ku taala magaanlada Minneapolis, ayaa maaalintii labaad xukuno ku riday qaar ka mida dhalinyaro Somaliyeed oo maxkabadaasi horay ugu heshay dabiyo la xidhiidha in ay gacansiinayeen oo ay ku biirayeen kooxda daacish ee ka dagaalanta wadamada Ciraaq iyo Suuriya.

Dhaliyaradan oo tiradoodu ahayd 9, ayaa sadex kamid ah xukunno kala duwan lagu riday shalayn.

Mantana waxaa xabisyo kala duwan lagu riday dhaliyarada kala ah Hamze Ahmed oo 15 sanadoda lagu xukumay iyo Hanad Musse iyo Adnan Farah oo mid 10 sano lagu xukumay.

Barina, waxaa loo ballansan yahay in la xukumo sadexda kahartay dhaliyaradaasi.

wariyaha BBC- Mohamed Haji Hussien, ayaa lahadlay waalidiinta dhashay dhaliyaradaas, ka dib markii xukunka lagu riday..