Sawirro arooskii ugu qaalisanaa Hindiya ee sanadka oo dhamaaday
Shan maalin kadib arooskii ugu qaalisanaa Hindiya ee sanadka ayaa dhamaaday
-
Raeerka Janardhana Reddy
Mid ka mid ah aroosyadii ugu qaalisanaa ayaa lagu qabtay gobolka Karnataka ee Hindiya. Waxaa lagu qiyaasayaa inay ku baxday ugu yaraan $74milyan.
-
Kashif Masood
Arooska ninka ganacsadaha iyo ninka siyaasiga G Janardhana Reddy gabadiisa, Brahmani, ayaa laga xanaaqay iyadoo malaayin qof Hindiya ay lacag la'aan ku dhacday dhawaan kadib markii lacago qaar la joojiyay.
-
Reerka Janardhana Reddy
Dharka ay xiran tahay gabadha ayaa wuxuu joogaa $2.5 milyan waxayna xiratay dahab qiimahiisu yahay $13milyan ayay sheegeen wararka.
-
Reerka Janardhana Reddy
Arooska, Rajeev Reddy, oo labaatan iyo saddexjir ah Rajeev Reddy, ayaa ka dhashay reer ganacsato ah ee ka yimid Hyderabad.
-
Kashif Masood
ciyaarta Barazil ee samba ayaa ka mid ahayd bandhigyadii loo sameeyay dadka ka soo qayb galay arooska.
-
Kashif Masood
Mr Reddy ayaa la sheegay inuu dhahayay in lacagta uu bixiyay lix bilood ka hor intaysan dowladda ka joojin lacagaha qaarkood suuqa musuqmaasuq dartii
-
Kashif Masood
Waxaa lagu dhaleeceyay arooska in lacag badan lagu qarash gareeyay.
-
Kashif Masood
Dhisida meesha lagu qabtay arooska ayaa qadatau bilooyin S
-
Janardhana Reddy Family
In ka badan 50,000 oo qof ayaa ka soo qayb galay arooska.Wararka ayaa sheegaya in 2,000 oo tagaasi ay qaadeen dadka iyo 15 helikobtaro oo lagu qaaday dadka qaaska ah
Sawirro
Sawirro: Taariikh nololeedka Winnie Mandela
- 3 Abriil 2018
Sawirrada weerarka New York
- 1 Nofembar 2017
Sawirrada todobaadkan iyo sida looga jawaabay qarixii Soobe
- 20 Oktoobar 2017