Dhageyso: Hormarka Soomaaliya iyo doorashooyiinka sida ay isu saameynayaan
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dhageyso: Hormarka Soomaaliya iyo doorashooyiinka sida ay isu saameynayaan

Soomaaliya waxaa ka socdo doorashooyiin dadban, balse cabsida dhanka amniga iyo arrimo kale ayaa hannaanka cabsi gelinaya iyadoo dalka uu u tallaabsanayo dhanka xasilloonida.

Ka dib tobannaan sano oo dagaal ah, Soomaaliya waxay si tartiib ah isu badashay dal federal ah.

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo garab ka helaya kumanaan ciidamo nabad ilaalin ah, waxay dagaal kula jiraan Al-shabaab.

Weriyaha arrimaha Afrika ee BBC-da, Alastair Leithead, ayaa safar ku tagay Xarunta Jubaland ee Kismaayo, si uu u soo arko sida hanaanka dib u dhiska dalka uu u socdo.

Warbixintan ayuuna ka diyaariyay. Axmed Cadinuur ayaa inoo aqrinaya.

Mowduucyada la xiriira