Garissa oo lagu soo gabgabeeyay tababar loo fidiyay macallimiinta
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Magaalada Garissa oo lagu soo gabgabeeyay tababar loo fidiyay macallimiinta

Magaalada Gaarisa ayaa lagu soo gabagabeeyey tababar macallimiinta lagu siinayo sidii ay wax u bari lahaayeen carruurta aadka u yaryar ee dugsiyada bilaabaya. Tababarka ayaa loogu tala galay macallimiinta shqada ku jiray muddo ka badan 3 sano, wuxuuna ku soo beegmay ayadoo macallimiin badan ay degmada ka carareen ka dib weerarkii lagu qaaday jaamacadda gaarisa muddo sannad iyo bar laga joogo. Bashkas ayaa warbixintan ka soo diray gaarisa.