Bandhig nabadda lagu dhiira gelinaayay oo Islii lagu qabtay
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Bandhig nabadda lagu dhiira gelinaayay oo Islii lagu qabtay

Magaalada nairobi ayaa lagu qabtay kullan dhaqan oo la iskugu keenay dad ka socda Soomaalida iyo qawmiyada kale ee Kenya ay ku wada dhaqanyihiin.

Ujeedada kulanku waxay ahayd in Soomaalida iyo qawmiyadaha kale yeeshaan is dhex gal bulsho oo haboon iyo la dhiirri geliyo nabadda oo kala qoqobnaantana laga hortago.

Burhaan Iimaan oo ka mid ah dadka soo qaban qaabiyey kulankan ayaa sheegay in fikradda kulankan ay dhaliyeen aragtiyaha gurracan ee laga qabo oo kordhay. Weriyaha BBC-da Axmed Xaaji Xasan oo waraystay ayuu faahfaahintan dheeraadka ah siiyay.

Mowduucyada la xiriira