Falanqeyn: Sidee looga gudbi karaa dib u dhaca doorashada Soomaaliya?
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Falanqeyn: Sidee looga gudbi karaa dib u dhaca doorashada Soomaaliya?

Magaalada Muqdisho Gudiga Federaalka Doorashooyinka Dadban ayaa ku dhaawaqay in dib loo dhigay doorashada madaxweynaha oo lagu balansanaa bishan aynu ku jirno sodonkeeda.

Gudiga oo shir jara;id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa faahfaahiyay sabata dib u dhacaasi keentay iyo halka ay marayso doorashada xubnaha aqalaka hoose ee baarlamanka Soomaaliya.

Haddaba waxaan la xiriirnay professor Cabdi Cismaaciil Samatar oo bare ka ah jaamacad ku taalla Mareykanka. Axmed Xaji xasan ayuu uga warramay waxa keenaya in doorashada ay dib u dhacdo dhowr jeer.

Mowduucyada la xiriira