100 dumar: Faadumo Dhayib waa gabar u tartameysa xilka madaxweynaha Soomaaliya
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

100 dumar: Faadumo Dhayib waa gabar u tartameysa xilka madaxweynaha Soomaaliya

Taxanaha BBC ee 100 dumar ah, aalaaba waxaan diiradda ku saarnaa guulaha ay haweenka caalamka gaaraan ama kuwa sameeya waxyaabaha aan caadiyan looga baran dumarka.

Maanta waxaan ku eegeybnaa Faadumo Dhayib oo ah murashax u taagan xilka madaxweyne ee Soomaaliya.

Hadaba maxaa ku qasbay arrintan? Sidey ku gaartay go'aan ka ah inay xilkan u tartanto? Maxamud Cali Maxamed ayaa su'aashaasi weydiiyay.

Mowduucyada la xiriira