DAAWO: Xaafadaha qaar Moosil oo biyo iyo cunto la gaarsiiyay
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

DAAWO: Xaafadaha qaar Moosil oo biyo iyo cunto la gaarsiiyay

Dowladda Ciraaq ayaa waxay booyado biyo ah, cunto iyo iyo shidaal gaarsiiyay dadka ku nool degmooyiinka daacish laga saaray ee Moosil.

Wararka ayaa sheegaya in qeybaha ciidamada dowladda iyo xulafadooda ay qabsadeen ay biyo la’aan ka jirto.

Dagaal yahanada daacish ayaa deegaanadaasi biyaha ka jaray, sida wararka ay sheegayaan.

Xubin sare oo dowladda ka mid ah ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee AP, in kaalmada la geeyay xaafadaha Bartella iyo Wayara.

Mowduucyada la xiriira