Dagaal culus oo ka socdo nawaaxiga Qandala
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dhageyso: Dagaal culus oo ka socdo nawaaxiga Qandala

Wararka ka imanaya dhinaca Puntland ee Soomaaliya waxay sheegayaan in ciidammada maamulka Puntland ay dib u qabteen magaalada xeebta ku taal ee Qandala oo toddobaadyadii ugu dambeeyay la sheegayay inay joogaan koox Islaami ah oo daacad u ah kooxda sheegata dowladda Islaamka.

Taliyaha ciidanka badda ee Puntland, kornayl Cabdinaasir Caynab Cali oo loo yaqaan Xaayow, ayaa Axmed Cabdinuur uga warramay dagaalka uu asiga xittaa ka qeybgalayo.

Mowduucyada la xiriira