Daawo: Kenya oo wali ka gaabsaneysa weerarkii Ceel Cadde
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Kenya oo wali ka gaabsaneysa weerarkii Ceel Cadde

Ku dhawaad muddo sanad ah Kenya wali kama aysan hadlin weerarkii Shabaabka ee Ceel Cadde. Balse Qarammada Midoobay ayaa ku tilmaantay in weerarkaasi uu sababay guul-darradii ugu weyneyd ee abid soo wajahda Milatariga Kenya.