Wareysi safiirka Soomaaliya ee Sacuudiga
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wareysi safiirka Soomaaliya ee Sacuudiga

Dawladda Sacuudiga ayaa shaacisay inay joojisay xoolihii Soomaaliya laga soo dhoofin jiray ee dalkeeda la keeni jiray, ka dib markii sida ay sheegtay cudurro laga helay xoollo Soomaaliya laga keenay.

Arrimahaas ayaan ka wareysanay safiirka Soomaaliya ee dalka Sacuudiga Daahir Maxamuud Geelle, Wariya Cabdirisaaq Xaaji Catoosh ayaa ugu horreyn safiirka waydiiyey sida warkan marka hore u soo baxay.