Taariikhda mawliidka nabiga
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Taariikhda mawliidka Nabiga CSW

Maanta dunida islaamka dadka qaar waxay xuseen dhalashada Nabi Maxamed CSW, iyadoo culimada way is khilaafsan yahiin xuska mawliidka.

Sheikh Maxamuud Sheekh Dalmar, ayaa Wariyaha BBC Cabdiraxmaan Bidhaan Xaaji Daahir, weydiiyey bal taariikhda dhalashada Nabi Maxamed, iyo fikradaha culimada waxaanu marka hore ka hadlayaa taariikhda mawliidka.

Mowduucyada la xiriira