Sanad ka dib markii dumarka Sucuudiga ay codeeyeen
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Sanad ka dib markii dumarka Sucuudiga ay codeeyeen

Maanta hal sano ayaa laga joogaa markii dumarka Sucuudiga loo ogolaaday inay codeyn karaan xilliga doorashada iyo inay u tartami karaan xilalka doorashada golayaasha deegaanka.

Inkastoo golayaashaasi aysan awood badan lahayn, hadana dad badan oo boqortooyada ka mid ah waxay filayaan inay isbedel keento.

Dumarka Sacuudiga oo u ololaynaya in la joojiyo sharciga wakiilka dumarka

Amiirka Sacuudiga oo ku baaqay dumarka inay wadaan baabuurta

Mowduucyada la xiriira