Abaar iyo nafaqo daro ka jirta Mudug
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Abaar iyo nafaqo daro ka jirta gobolka Mudug

Deegaano badan oo Soomaaliya ayey abaar ka jirtaa, kuwaasi oo sababay inay dad badan ku xoolo waayaaan.

Deegaano ka tirsan maamulka galmudug ayaan ka mid ah meelaha ay abaaraha daran ka jiraan.

Abaartaas inta ay la eg tahay iyo xaaladda ay ku sugan yihiin dadka ku nool deegaanadaas, ayaa waxaa ka waramay gudoomiyaha gobalka Mudug ee dowlad gobaleedka Galmudug, Cabdirashiid Xaashi Cartan.

Mowduucyada la xiriira