Soo degso BBC Somali App-ka cusub
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

BBC Somali App

Laanta Af-Soomaaliga ee BBC waxay idin kugu bishaareyneysaa App cusub oo wax walba aad ka heleysid.

BBC Somali App-ka cusub hadda waxaad ka soo degsan kartaa Android iyo IOS meel walba oo caalamka aad ka joogtid.

Waxaad gashaa Google ama Apple app store, kuna raadi magaca BBC Somali oo si bilaash ah u soo degso BBC Somali App.

Si aad ugu soo degsato BBC Somali App Android lifaaqan dhag sii:

https://play.google.com/store/apps/details?id=com.audionowdigital.player.bbc&hl=en

Si aad ugu soo degsato BBC Somali App iOS lifaaqan dhag sii:

https://itunes.apple.com/us/app/bbc-somali/id1128071649?mt=8

Waxaad sidoo kale ka dhex wici kartaa App-ka teleefoon adiga oo ku dhageysanaya dhammaan barnaamijyada idaacadda teleefoonkaaga.

Waxaa lagaa qaadayaa qiimaha caadiga ah, amaba waa bilaash. Fadlan ka hubi shirkadaada inta aadan wicin.

Dalalka teleefoonka laga wici karo waxay kala yihiin - Mareykanka, UK, Norway, Sweden, Australia, South Africa, Nigeria iyo Kenya.