Xaalada abaarta Soomaaliya oo sii xumaanaysa
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xaalada abaarta Soomaaliya oo sii xumaanaysa

Hogaamiyayaasha Soomaalida ayaa ku baaqay in si degdeg ah loogu gurmado dadka ay abaaruhu saameeyeen ee gobolada kala duwan ee waddanka.

Shir jaraa'id oo ay qabteen xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho waxaa ka qayb galay weriyaha BBC Ibraahim Maxamad Aadan, oo warbixintan noo soo diray.

Mowduucyada la xiriira