Culimada Islii oo gabdhaha ugu baaqaya inaysan mooto raacin
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Culimada Islii oo gabdhaha ugu baaqaya inaysan mooto raacin

Iyadoo muddoyinkii dambe magaalada Nairobi ay kusoo badnayeen dumarka musliminta ee adegsada mootada ayaa Xaafada Islii ee Magaalada Nairobi ayaa waxaa laga bilaabay wacyi geli loogu magac daray ''Walaasha badbaadi '' oo looga golleyahay in dumarka Soomaalida ee Isticmaala Mootada lagaga reebo .Waxaana ololahaasi qeyb ka ah Culimaaudiin iyo dhalinyaro.Hado warbixin umurtaasi ku saabsan waxaa inoo diyaarioyay wariyaha BBC.da Bashir Maxmed Caato.

Mowduucyada la xiriira