Culimada Soomaalida oo ka digtay tartankakubadda koleyga gabdhaha
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Culimada Soomaalida oo ka digtay tartanka kubadda koleyga gabdhaha

Magaalada Garowe waxaa ka furmay tartanka gabdhaha ee kubadda Koleyga, balse qaar ka mid ah culimada ayaa sheegay in arrintaasi aysan bannaaneyn.

Gudoomiyaha golaha culimada Soomaaliya, Sheekh Bashiir Axmed Salat ayaa BBC-da u sheegay in arrinta ugu weyn ee dhibka ay u arkaan ay tahay sida ay gabdhaha ciyaaraya u lebisan yihiin.

Farxaan Maxamed Jimcaale ayuu u warramay.