Kulamadii maanta ee tartanka kubadda Koleyga gabdhaha Soomaaliya

Waxaa weli ka socdo Garowe, tartanka gabdhaha ee kubadda koleyga. Kulammadii maanta dhacayna waxaa natiijadu ay ahayd sidan:

  • Galmudug 44-20 Puntland
  • Banaadir 62-17 Jubaland

Ciyaaraha K/Kolayga Gabdhaha oo ka socda Garowe

Ciyaaraha K/Kolayga Gabdhaha oo ka furmay Garowe

Image caption Gabdhaha ayaa muujiyay xirfad wanaag oo koleyga ah
Image caption Xiriirka olombikada Soomaaliya ayaa tartanka qabanqaabiyay

Tartanka waxaa ka qeybgalaya lix kooxood oo kala matalaya maamul goboleedyada dalka Soomaaliya, waxayna kala yihiin, Puntland, Billan (Koofur Galbeed) iyo Galmudug oo isku koox ah iyo, Banaadir, Jupaland, iyo Hirshabelle oo guruubka labaad ah.

Image caption Waa tartankii ugu horeeyay ee maamul goboleedyada ka wada qeybgalaan.

Kulamada maanta la ciyaari doono waxaa ka mid ah:

  • Banaadir iyo Puntland
  • Hirshabeelle iyo Galmudug

Ciyaarta ugu dambeysa ayaa la ciyaari doonaa Isniinta.

Image caption Tartanka koleyga gabdhaha
Image caption Tartanka koleyga gabdhaha
Image caption Daawadayaasha

Mowduucyada la xiriira

Warar kale oo dheeraad ah oo la xiriira qodobkan