Tirada xubanaha aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya oo la kordhiyey
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Tirada xubanaha aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya oo la kordhiyey

Warmurtiyeed ka soo baxay shirkii Hogaamiyayaasha Madasha Qaran ee ka socday magaalada Muqdisho dhawrkii maalmood ee ugu danbeeyay ayaa lagu kordhiyay 18 kursi aqalka sare oo markii hore ka koobnaa 54 kursi, kadib muran dheer oo mudaba soo jiitamayay oo ku aadanaa sida gobollada loogu qaybiyay saamiga kuraasta aqalka sare.

Halkanka dhagayso warbixin uu Muqdisho ka soo diray wariyaha BBC Ibraahim Maxamed Aadan.