Falanqayn: Saamaynta kuraasta dheeraadka ah ee aqalka sare
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Falanqayn: Saamaynta kuraasta dheeraadka ah ee aqalka sare

War-murtiyeed ka soo baxay shirkii hogaamiyayaasha Madasha Qaran ee ka socday magaalada Muqdisho dhawrkii maalmood ee ugu danbeeyay, ayaa lagu go'aamiyey in18 kursi lagu daro aqalka sare ee Baarlamaanka oo markii hore ka koobnaa 54 kursi, ka dib muran dheer oo muddaba soo jiitamayay oo ku aaddanaa sida gobollada loogu qaybiyay saamiga kuraasta aqalka sare.

Go'aankan iyo war-murtiyeedka ayaa ku soo beegmaya ayadoo 2 maalmood ay ka dhiman tahay wakhtigii loo qabtay inay dhacdo doorashada madaxweynaha, xilli dhinaca kalena khilaafaadkii kuraasta uu muranku ka taagnaa aan xal laga gaarin.

Arrimahaas iyo saamaynta ay ku yeelan karaan geeddi socodka doorashooyinka Soomaaliya ayuu Faarax Lamaane ka waraystay Maxamed Nuur Caalin oo falanqeeya arrimaha siyaasadda ee Soomaaliya.

Mowduucyada la xiriira