Gabar jalaato iibin jirtay oo xiddig kubad koley isu badashay
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Gabar jalaato iibin jirtay oo xiddig kubbad koley isu badashay

Dhawaan waxaa magaaladda Garowe lagu soo gabgabeeyey tartankii kubadda koleyga gabdhaha. Waxaa jiray gabdho xirfadoodu ay aad u saraysay oo tartankan ka qeyb galay, waxaa ka mid ahayd Aaamina Abuukar Ibraahim oo Aamow loo yaqaanno. Waxay matalaysay Hirshabeele, waxayna ahayd xidig si weyn uga dhexmuuqatay ciyaarahaasi.

Ciyaaraha intii aysan ku biirin Aamow waxay ahayd shaqaale xoogga maasha.

Cabdirisaaq Xaaaji Catoosh ayay Aamow u warrantay.