Ilwaad Elman oo ku guuleystay abaalmarinta gabadha Afrika
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ilwaad Elman oo ku guuleystay abaalmarinta Dhallinyarada Afrika

Ilwaad Elman, oo ka shaqeysa arrimaha nabadda iyo xuquuqda aadanaha ayaa ku guulaysatay abaalmarinta dhallinyarada Afrika ee 2016.

Ciise Xaaji Cabdulle ayey uga warrantay abaalmarintaasi ay ku guulaysatay.

Mowduucyada la xiriira