DAAWO: Tababar ku saabsan sida la isu badbaadiyo haddii weerar argagixiso uu dhaco
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

DAAWO: Tababar ku saabsan sida la isu badbaadiyo haddii weerar argagixiso uu dhaco

Dadka waxay u baahan yihiin inay bartaan sida la isu badbaadiyo haddii ay la kulmaan weerar argagixiso, ayey sheegeen koox ay ka mid yihiin saraakiil militari iyo dhaqaatiir sameeya tababarka shacabka UK.

Waxay sheegayaan inay u baahan yihiin in dadka ay gartaan sida la isu caawiyo, sababtoo ah waxaa suuragal ah inay waqti qaadato in gawaarida gurmadka degdegga ah ay gaaraan meelaha ay wax ka dhicikaraan.

Waxey kooxda sameeyeen bar-bulsho oo ay dadka UK kala socon karaan talooyiinka ku saabsan arrintan iyo g'aanada qofka uu qaadan karo.