Dad abaaro darteed ugu soo hayaamay magaalada Xudur
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Boqolaal qoys oo ka soo hayaamay deegaanadii ay ku noolaayeen ayaa soo gaaray magaalada Xu

Boqolaal qoys oo ka soo hayaamay deegaanadii ay ku noolaayeen ayaa soo gaaray magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool.

Qoysaskan ayaa gobolo kala duwan oo deris la ah gobolka Bakool uga soo tagay abaaro daran oo ku dhuftay, kuwaas oo keenay biyo la'aan iyo cunto yari.

Dadkan ayaa la dajiyay gudaha Xudur iyadoo la soo werinayo duruufo adag in ay haystaan.

Weriyaha BBC Ibrahim Maxamad Adan ayaa Muqdisho kula kulmay gudoomiye kuxigeenka degmada Xudur Adan Cabdi Abaarey oo hadda hawlo shaqo u jooga magaalada Muqdisho, wuxuuna marka hore weydiiyay dadka kusoo qaxay Xudur Xaaladdooda..........