Macallimiinta Jaamacadaha Kenya oo shaqada joojiyay
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Macallimiinta Jaamacadaha Kenya oo shaqada joojiyay

Barayaasha jaamacadaha dowladda ee Kenya ayaa waxay billaabeen shaqo joojin, kaddib markii dowladda ay fulin wayday heshiis macalimiinta u ogolaanayay in murshaaraadka loo kordhiyo boqolkiiba 50.

Ururada shaqaalaha jaamacadaha ayaa dowladda Kenya waxa ay ugu baqen inay ka dhabeyso heshiiskii ay wada gaaren sanadii 2013kii, kaas oo dhigaya in dowladda ay lacagta iyo gunnada ay sare u qaadi doonto muddo saddex sano ah gudahood.

Shaqa joojinta dhaqaatiirta Kenya oo saameyn yeelatay

Koronto la'aan ka dhacday Kenya inteeda badan

Haddaba waxaan arrintan ka wareysanay Dr Cabdirasaaq Caraale oo kamid barayaasha jaamacadaha dalka kenya.

Mowduucyada la xiriira