Somaliland oo ka fiirsanaysa in doorasho la qaban karo iyo in kale
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Somaliland oo ka fiirsanaysa in doorasho la qaban karo iyo in kale

Saddexda xisbi ee ka jira Somaliland ayaa maanta mid waliba cadeeyay mawqifkiisa iyadoo abaari jirto in doorashadii madaxtooyada la qaban karo 28 March 2017 oo hore gudiga doorashooyinku ugu cayimeen.

Xisbiyada iyo gudiga doorashooyinka ayaa kulamo kala duwan ku lahaa maalmahan ugu danbeeyay magaalada Hargeysa .

Wariyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige, ayaa ka waramaya.

Mowduucyada la xiriira