Madaxwaynaha Galmudug oo wax lagu qoslo ku tilmaamay in xilka laga xayuubiyay
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Madaxwaynaha Galmudug oo wax lagu qoslo ku tilmaamay in xilka laga xayuubiyay

Madaxwaynaha Galmudug Cabdikarin Xuseen Guuleed oo BBC-da la hadlay ayaa wax lagu qoslo ku tilmaamay in qaarka mid ah xildhibaanadu ay sheegeen in ay xilkii ka xayuubiyeen.

Cabdikariin oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa u warramay weriyaha BBC Ibraahim Maxamed Aadan.