Falanqeyn: Maxaa laga filanayaa doorashada afhayeenka baarlamaanka
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Falanqeyn: Maxaa laga filanayaa doorashada afhayeenka baarlamaanka

Maanta waxaa magaalada Muqdisho ka dheceyso doorashada afhayeenka baarlamaanka iyo ku xigeenadiisa.

Qaban qaabada doorashadaasi ayaa dhowaanahan soo socotay, waxaana ku tartamaya musharrixiin uu ka mid yahay afhayeenkii hore, Maxamed Cusmaan Jawaari.

Haddaba maxaa laga filan karaa doorashada gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ee maanta ka dhacaysa magaalada Muqdisho?

Doorashada xildhibaanada Soomaaliya

QM: Siyaasiyiin ayaa faragelinayso hanaanka doorashada Soomaaliya

Su'aashaasi iyo kuwo kale ayuu Axmed Ibraahim (axmed Nagaashe) weydiiyay Dr Ibraahim Faarax Bursaliid oo ka faalooda arrimaha caalamka.

Mowduucyada la xiriira