Warbixin doorashada gudoomiyaha baarlamaamka
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Warbixin: gudoomiyaha baarlamaanka oo la doortay

Baarlamanka cusub ee Soomaaliya ayaa gudoomiye u doortay xildhibaan Maxamad Sheekh Cismaan Jawaari, oo afartii sano ee la soo dhaafay hogaaminayay baarlamankii hore.

Doorashada oo wareegii koowaadba lagu kala baxay ayaa musharixii ugu dhawaa ee la tartamay Jawaari oo ahaa Cabdirashiid Maxamad Xidig waxa uu helay 97 cod.

Haddaba doorashadaasi min bilow ilaa dhamaad waxaa joogay weriyaha BBC-da ee Muqdisho Ibrahim Maxamad Aadan, warbixintan ayuu ka soo diray.