Pakistan: Dadka ka shaqeeya xuquuqda aadanaha oo la waynaayo
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Pakistan: Dadka ka shaqeeya xuquuqda aadanaha oo la waynaayo

Waxaa soo baxaya warar sheegaya in dalka Pakistan markale la waayay qof kale arrimaha bulshada ka shaqeeya.

Isbuuc gudihiisa ayaa waxaa la waayay dhowr qof oo arrimaha xuquuqda aadanaha ka shaqeynayay.

Durraan Xasan oo ah weriya madaxbannaan oo ku sugan Pakistan ayaa arrintaas uga warramay Axmed Xaji Xasan.